Markos 6:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Intuu laba iyo tobankii iskugu yeeray ayuu bilaabay inuu laba laba u diro isaga oo siiyay awood ey ku saaraan ruuxyada wasakhda leh. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH7 Kolkaasuu laba-iyo-tobankii u yeedhay, wuxuuna bilaabay inuu laba laba u diro. Wuuna siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Waẖu uyerey laba iyo tobanki, waẖu bilabey inu udiro laba laba. Waẖu siyey ẖog jiniyeda kor kodha. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah7 Kolkaasuu laba-iyo-tobankii u yeedhay, wuxuuna bilaabay inuu laba laba u diro. Wuuna siiyey amar ay jinniyo wasakh leh ku saaraan. Sien die hoofstuk |