Markos 6:56 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub56 Meel walboo uu tago, tuulooyin, magaalooyin ama baadiye dadka waxey kuwa xanuusan dhigayeen meelaha suuqyada ah. Waxeyna ka baryeen iney darafka maradiisa oo kaliya taabtaan, kuwii taabtayna wey bogsadeen. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH56 Meel alla meeshuu galayba, tuulooyinka ama magaalooyinka ama beeraha, waxay suuqyada dhigeen kuwa buka, oo ay ka baryeen inay faraqa maradiisa oo keliya taabtaan, oo kuwii taabtay oo dhammuna way bogsadeen. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)56 Meshu galeyba buloyinka ama beledyalka ama beraha, waẖay ḋigen kuwa jiran sughyeda, way baryen ha tabtene faraghi mara disa un, kuwi tabten oḋana way fayobaden. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah56 Meel alla meeshuu galayba, tuulooyinka ama magaalooyinka ama beeraha, waxay suuqyada dhigeen kuwa buka, oo ay ka baryeen inay faraqa maradiisa oo keliya taabtaan, oo kuwii taabtay oo dhammuna way bogsadeen. Sien die hoofstuk |