Markos 6:53 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub53 Ciise iyo xertiisi markey u gudbeen dhinaca kale, waxey yimaadeen dhulka Gennesared oo doontiina biyaha qarkeeda ayey ku xirteen. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH53 Oo markay gudbeen waxay yimaadeen dalka Gennesared, oo doonnidiina xeebtay ku xidheen. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)53 Kolkey gudben, waẖay garen dalki Genesaret, barosinkey ḋigten ẖebta. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah53 Oo markay gudbeen waxay yimaadeen dalka Gennesared, oo doonnidiina xeebtay ku xidheen. Sien die hoofstuk |