Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 6:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

41 Ciise intuu shantii kibis iyo labadii kalluun kor u qaaday oo uu cirka fiiriyay, ayuu Illaahey u mahadceliyay wuxuuna kala googooyay kibistii. Kadibna wuxuu siiyay xertii si ey dadka ugu qeybiyaan, haddana labadii kalluun ayuu kala qeybiyay oo uu iyaga u dhiibay.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

41 Isaguna wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay ayuu barakeeyey, kibistiina ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan, labadii kalluunna wuu u qaybiyey giddigood.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

41 Waẖu ghadey shanti kibsod iyo labadi malay, waẖu firiyey i̱rka, wu udue̱yey, wa jebjebiyey kibsahi, waẖu uḋibey asaẖab tisa, ha uḋigane, labadi malayna wa ugheybiyey kuli.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

41 Isaguna wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay ayuu barakeeyey, kibistiina ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan, labadii kalluunna wuu u qaybiyey giddigood.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 6:41

Volg ons:

Advertensies


Advertensies