Markos 6:38 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub38 Markaas ayuu Ciise yiri, “Meeqa kibis ayaad haysaan? Bal baxa oo soo fiiriya.” Markey soo ogaadeen ayey waxey yiraahdeen, “Shan kibis iyo laba kalluun.” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH38 Markaasuu ku yidhi, Immisa kibsood baad haysaan? Soo eega. Oo markay ogaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Shan kibsood iyo laba kalluun. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)38 Waẖu kuyiri: Megha kibsod bad haysan? Kaa̱ sofiriya. Kolkey ogaden, waẖay ḋehen: Shan, iyo laba malalay. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah38 Markaasuu ku yidhi, Immisa kibsood baad haysaan? Soo eega. Oo markay ogaadeen, waxay ku yidhaahdeen, Shan kibsood iyo laba kalluun. Sien die hoofstuk |