Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 6:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Markii uu Ciise doontii ka dagtay oo uuna arkay dadkii badnaa, wuu u naxariistay waayo waxey ahaayeen sidii ido aan arijir lahayn. Markaas ayuu bilaabay inuu waxyaalo badan baro.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Ciise goortuu soo degay ayuu dad badan arkay, wuuna u naxariistay, maxaa yeelay, waxay ahaayeen sidii ido aan adhijir lahayn, wuxuuna bilaabay inuu wax badan baro.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

34 Kolku kasodegey Yesu donida, waẖu arkey makhlugh badan, wa unaẖaristey, sababti waẖay ahayen sidi ida on nin raa̱ lehen, waẖu bilabey inu baro ayaka waẖ badan.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

34 Ciise goortuu soo degay ayuu dad badan arkay, wuuna u naxariistay, maxaa yeelay, waxay ahaayeen sidii ido aan adhijir lahayn, wuxuuna bilaabay inuu wax badan baro.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 6:34

Volg ons:

Advertensies


Advertensies