Markos 6:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub26 Boqor Herodos arintan aad ayuu uga xumaaday, laakiin ma uu rabin inuu jabiyo ballantii uu martida hortooda ku qaaday sidaa darteedna ma awoodin inuu ka diido waxey rabto. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH26 Markaasaa boqorkii aad u calool xumaaday, laakiin dhaarihiisii iyo kuwii la fadhiyey aawadood ayuusan doonaynin inuu diido. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)26 Suldanka ad bu ua̱lolẖumadey; ilowse ḋarta daradedha iyo kuwi ufaḋiyen karanka maasan rabin inu dido. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah26 Markaasaa boqorkii aad u calool xumaaday, laakiin dhaarihiisii iyo kuwii la fadhiyey aawadood ayuusan doonaynin inuu diido. Sien die hoofstuk |