Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 6:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 waayo Herodos wuu ka cabsanayay Yooxanaa oo wuuna ilaalinayay waayo wuxuu ogaa inuu yahay nin xaq ah oo quduusna ah. Balse Herodos wuu ku wareeray waxyaalihii Yooxanaa ku wacdinayay, laakiin wuu ku faraxsanaa inuu isaga dhageysto.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 waayo, Herodos baa Yooxanaa ka baqay. Wuxuu ogaa inuu yahay nin qumman oo quduus ah, wuuna ilaaliyey. Oo goortuu maqlay waa wareeray, farxadna wuu ku maqlay.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 sababti Herode waẖu kaa̱bsadey Yohana, wa uoga inu yahay nin hagh leh iyo nin ghudus ah, wa uilaliyey. Gortu maghley, waẖu aghbaley waẖ badan, oskumaghley furaẖad.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

20 waayo, Herodos baa Yooxanaa ka baqay. Wuxuu ogaa inuu yahay nin qumman oo quduus ah, wuuna ilaaliyey. Oo goortuu maqlay waa wareeray, farxadna wuu ku maqlay.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 6:20

Volg ons:

Advertensies


Advertensies