Aanlyn Bybel

- Advertensies -

Markos 6:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Boqor Herodos ayaa maqlay waxyaalihii uu Ciise sameynayay, waayo dad badan ayaa magaciisa garanayay. Qaarkood ayaa waxey dheheen, “Waa Yooxanaa baabtiisaha, wuxuu kasoo sarakacay dhimashada, waana sababta uu u haysto awoodda mucjisooyinka lagu sameeyo.”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Boqor Herodos ayaa warkii Ciise maqlay, waayo, magiciisa ayaa meel walba laga wada ogaaday. Kolkaasuu yidhi, Yooxanaa Baabtiisaha ayaa kuwii dhintay ka soo sara kacay, sidaa darteeda shuqulladan xoogga leh waa ku dhex jiraan oo shaqaynayaan.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

14 Waẖ ẖan waẖa maghley suldan Herode, sababti maga i̱sa wa sodahirmey, waẖu yiri: Yohana Batisayo wa kasonoladey meydadka, sababtas ẖog gan waẖu kusubiya shughul gudahisa.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

14 Boqor Herodos ayaa warkii Ciise maqlay, waayo, magiciisa ayaa meel walba laga wada ogaaday. Kolkaasuu yidhi, Yooxanaa Baabtiisaha ayaa kuwii dhintay ka soo sara kacay, sidaa darteeda shuqulladan xoogga leh waa ku dhex jiraan oo shaqaynayaan.

Sien die hoofstuk Kopieer

Markos 6:14

Volg ons:

Advertensies

Advertensies