Markos 6:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Ruuxyo wasakh leh oo badan ayey dadka ka saareen oo kuwa badan oo xanuusanna saliid ayey ku subkeen weyna bogsiiyeen. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH13 Jinniyo badan ayay saareen, dad badan oo bukayna saliid bay mariyeen, wayna bogsiiyeen. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)13 Waẖay biẖiyen jiniya badan, dad badan ojiran bey salid mariyen, way bogsiyen. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah13 Jinniyo badan ayay saareen, dad badan oo bukayna saliid bay mariyeen, wayna bogsiiyeen. Sien die hoofstuk |