Markos 5:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 Laakiin wey ku qosleen isaga. Markaas ayuu Ciise iyagoo dhan banaanka u saaray oo la haray gabadha waalidkeed iyo xertiisi, oo waxey galeen gabadhu halkii ey jiiftay. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH40 Iyaguse aad bay ugu qosleen, laakiin goortuu kulligood dibadda u saaray, wuxuu waday gabadhii aabbeheed iyo hooyadeed iyo kuwii isaga la jiray, wuxuuna galay meeshii gabadhu jiiftay. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)40 Ad bey ugughoslen. Asagana gortu kabiẖiyey kuli, waẖu watey geberta aba hedha iyo habar tedha iyo kuwi lajiren, gudahu galey, meshey kujirtey geberta. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah40 Iyaguse aad bay ugu qosleen, laakiin goortuu kulligood dibadda u saaray, wuxuu waday gabadhii aabbeheed iyo hooyadeed iyo kuwii isaga la jiray, wuxuuna galay meeshii gabadhu jiiftay. Sien die hoofstuk |