Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 5:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

39 Ciise intuu gurigii galay ayuu ku yiri, “Maxaad u buuqaysaan oo aad u ooyneysaan? Cunugtu ma dhimanin ee wey jiiftaa.”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

39 Goortuu galay wuxuu ku yidhi, Maxaad sidaas ugu buuqaysaan oo u ooyaysaan? Gabadhu ma dhiman, waase huruddaa.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

39 Kolku galey, waẖu kuyiri: Maẖad uyomi haysan od uoyni haysan? Geberta ma ḋimanin, ilowse way huruda.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

39 Goortuu galay wuxuu ku yidhi, Maxaad sidaas ugu buuqaysaan oo u ooyaysaan? Gabadhu ma dhiman, waase huruddaa.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 5:39

Volg ons:

Advertensies


Advertensies