Markos 5:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Qofna uma ogolaan inuu raaco waxaanan ka ahayn Butros, Yacquub iyo Yooxanaa. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH37 Ninnana uma oggolaanin inuu raaco, Butros, iyo Yacquub, iyo Yooxanaa oo ahaa Yacquub walaalkiis, maahee. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Manaasan deynin ghof, inu rao̱ Petro mahee iyo Yaghub iyo Yohana walalki Yaghub. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah37 Ninnana uma oggolaanin inuu raaco, Butros, iyo Yacquub, iyo Yooxanaa oo ahaa Yacquub walaalkiis, maahee. Sien die hoofstuk |