Markos 5:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Markaas ayaa xertiisi u jawaabeen oo yiraahdeen, “Waad u jeedaa dadkan badan oo kugu ag ururay, sidee ayaad u weydiin kartaa, ‘Yaa i taabtay?’ ” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH31 Xertiisii ayaa ku tidhi, Adigu waad aragtaa dadka badan oo ku cidhiidhinaya. Ma waxaad na leedahay, Yaa i taabtay? Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)31 Asaẖab tisa waẖay kuyirahden: Wad arkeysa makhlugha sidu kua̱ra̱ririnayo, adigana waẖad ledahay: Ya itabtey? Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah31 Xertiisii ayaa ku tidhi, Adigu waad aragtaa dadka badan oo ku cidhiidhinaya. Ma waxaad na leedahay, Yaa i taabtay? Sien die hoofstuk |