Markos 4:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Kuwa kalana waxey ku dhex dhaceen qodaxyo, markey soo baxeenna qodaxyadii ayey kasoo dhex bixi waayeen, sidaa darteed may bixinin mirro. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH7 Qaar kalena waxay ku dhex dhaceen qodxan, qodxantiina waa soo baxday oo ceejisay, oo midho ma ay dhalin. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Gharna waẖay kuḋae̱n ghodaẖda ḋaẖdedha, ghodaẖdina way weynatey oya̱ririsey, yeyan ḋalin mira. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah7 Qaar kalena waxay ku dhex dhaceen qodxan, qodxantiina waa soo baxday oo ceejisay, oo midho ma ay dhalin. Sien die hoofstuk |