Markos 4:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub37 Isla markiiba waxaa kacay duufaan daran, hirarkiina doontii ayey ku dhaceen oo doontiina biyo ayaa ka buuxsami gaaray. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH37 Waxaa kacay duufaan weyn oo dabayl ah, hirarkiina doonniday ku dhaceen ilaa ay doonnidii buuxsamaysay. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)37 Doniya kale ba lajiren. Waẖa timid darbad weyno dabel leh, hirarka waẖay kuḋeḋee̱n donida, tan iyo waẖa kabuẖsantey biya. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah37 Waxaa kacay duufaan weyn oo dabayl ah, hirarkiina doonniday ku dhaceen ilaa ay doonnidii buuxsamaysay. Sien die hoofstuk |