Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 4:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

30 Ciise ayaa haddana yiri, “Maxaan u ekeysiin karnaa boqortooyada Illaah? Tusaalaheen u ekeysiin karaa?

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

30 Wuxuuna yidhi, Maxaynu boqortooyadii Ilaah la masaysiinnaa, oo masaalkee baynu u ekaysiinnaa?

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

30 Waẖu yiri: Maẖan kalamid ḋigna suldanimadi Ilahey? Ama mahmah sidee ban kalamid ḋigna?

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

30 Wuxuuna yidhi, Maxaynu boqortooyadii Ilaah la masaysiinnaa, oo masaalkee baynu u ekaysiinnaa?

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 4:30

Volg ons:

Advertensies


Advertensies