Aanlyn Bybel

- Advertensies -

Markos 4:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

24 Hadalkii ayuu watey, “Ka fiirsada waxaad maqashaan, waayo qiyaastii aad ku qiyaastaan iyo in ka badan ayaa la idin ku qiyaasi doonaa.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

24 Kolkaasuu ku yidhi, U fiirsada waxaad maqlaysaan; qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa laydiinku qiyaasi doona oo ayaa laydiin kordhin doonaa.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

24 Waẖu kuyiri: Firiya waẖad maghashan; begidi ad begtan ya laidinkubegaya, idinka maghlaysan wa laidin kordin.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

24 Kolkaasuu ku yidhi, U fiirsada waxaad maqlaysaan; qiyaastii aad ku qiyaastaan ayaa laydiinku qiyaasi doona oo ayaa laydiin kordhin doonaa.

Sien die hoofstuk Kopieer

Markos 4:24

Volg ons:

Advertensies

Advertensies