Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 3:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Macalimiinta sharciga Muusana waxey ka yimaadeen Yeruusaalem oo waxey yiraahdeen, “Wuxuu ruuxyada wasakhda leh ku saaraa waa awoodda Be’elsebul oo ah amiirka ruuxyada wasakhda leh.”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Culimadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

22 Kuwi fartayaghan okasodegen Yerusalem, waẖay ḋehen: Waẖu ghaba Beelsebul oẖogi ki uweyna jiniyada yu kubiẖiya jiniyada.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

22 Culimmadii Yeruusaalem ka soo degeenna waxay yidhaahdeen, Wuxuu qabaa Be'elsebul, oo madaxda jinniyada ayuu jinniyada ku saaraa.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 3:22

Volg ons:

Advertensies


Advertensies