Markos 3:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markii uu Ciise guriga tagay ayaa haddana dad badan isku urureen, oo isaga iyo xertiisana ma eysan awoodin iney wax cunaan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH20 Kolkaasuu guri galay; oo dad badan ayaa haddana ku soo ururay si aanay karin inay kibis cunaan. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)20 Makhlugh ba isusoarurey hadana, tan iyo maayan karin iney u̱nan hunguri. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah20 Kolkaasuu guri galay; oo dad badan ayaa haddana ku soo ururay si aanay karin inay kibis cunaan. Sien die hoofstuk |