Markos 2:9 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub9 Teebaa fudud, ma inaad ninkan curyaanka ah ku tiraahdo, ‘Dembiyadaadi waa la cafiyay,’ mise inaad tiraahdo, ‘Istaag derintaada qaado oo soco’? Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH9 Iyamaa hawl yar, in curyaanka lagu yidhaahdo, Dembiyadaadu waa cafiyan yihiin, ama in lagu yidhaahdo, Kac oo sariirtaada qaado oo soco? Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)9 Tee ba fudud in luguyirahdo kan u̱ryanka ah: Dembi gadha wa lugua̱fiyey, mase in layirahdo: Jogso sarir tadha saro, soo̱? Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah9 Iyamaa hawl yar, in curyaanka lagu yidhaahdo, Dembiyadaadu waa cafiyan yihiin, ama in lagu yidhaahdo, Kac oo sariirtaada qaado oo soco? Sien die hoofstuk |