Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 2:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Isla markiiba Ciise wuxuu ka ogaaday ruuxdiisa waxyaalaha ey qalbiyadoodu ka fikirayeen, oo wuxuuna ku yiri, “Maxaad waxyaalahan uga fikireysaan?

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Kolkiiba Ciise ruuxiisuu ka ogaaday inay sidaas qalbiyadooda ka fikirayaan, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad waxan qalbiyadiinna ugaga fikiraysaan?

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

8 Markiba Yesu waẖu kagartey ghalbi gisa, iney sidas kafikirayan ghalbi godha, waẖu yiri: Maẖad agafikireysan waẖ ẖan ghalbi gina?

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

8 Kolkiiba Ciise ruuxiisuu ka ogaaday inay sidaas qalbiyadooda ka fikirayaan, oo wuxuu ku yidhi, Maxaad waxan qalbiyadiinna ugaga fikiraysaan?

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 2:8

Volg ons:

Advertensies


Advertensies