Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 2:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

6 Haddaba waxaa halkaas fadhiyay macalimiintii sharciga Muuse, oo qalbiyadooda ayey iskala hadlayeen,

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

6 Laakiin halkaa waxaa joogay qaar culimada ah oo iska fadhiyey oo qalbiyadooda ka fikirayay, oo waxay isku yidhaahdeen,

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

6 Waẖa faḋiyen ẖagas kuwi fartayaghan ghar kodha, waẖay kafikirayen ghalbi godha:

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

6 Laakiin halkaa waxaa joogay qaar culimmada ah oo iska fadhiyey oo qalbiyadooda ka fikirayay, oo waxay isku yidhaahdeen,

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 2:6

Volg ons:

Advertensies


Advertensies