Markos 2:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Markey waayeen meel ey Ciise u maraan waayo dadkii ayaa meesha buuxay, waxey fuuleen saqafka guriga oo derintiisi ayey ku soo dejiyeen dadkii badnaa dhexdooda illaa ey ka dhigeen Ciise hortiisa. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH4 Goortay u soo dhowaan kari waayeen dadkii badnaa daraaddiis ayay saqafka dusha ka fureen meeshuu joogay. Goortii ay jebsheen, waxay ka soo dejiyeen sariirtii ninkii curyaanka ahaa ku jiifay. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)4 Ayakana gortey kusoḋowan wayen makhlugha daradisa, sarta guba dedha bey duleliyen meshu jogey, kolkey duleliyen, waẖay kasodejiyen sarirtu kujifey ki u̱ryanka aha. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah4 Goortay u soo dhowaan kari waayeen dadkii badnaa daraaddiis ayay saqafka dusha ka fureen meeshuu joogay. Goortii ay jebsheen, waxay ka soo dejiyeen sariirtii ninkii curyaanka ahaa ku jiifay. Sien die hoofstuk |