Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 2:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

26 Waagii Aabyaataar wadaadka sare ahaa, Daa’uud wuxuu galay guriga Illaahey oo jabiyay sharciga, kibistii goonida loo bixiyay, taas oo ey sharciyan u leeyihiin wadaaddadu oo sidoo kale wuxuu xoogaa kuwii la jiray.”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

26 Siduu guriga Ilaah u galay waagii wadaadkii sare ee Aabyaataar, oo uu u cunay kibistii tusniinta oo aan xalaal uu ahayn dad kale wadaaddada maahee, oo uu siiyey kuwii la jirayna.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

26 Sidu ugaley aghalki Ilahey wakhtigi wadadki weyna Abiatar, waẖu u̱ney kibisti tusida anẖalal ueheyn kuwa kale wadadaha mahee, waẖuna siyey kuwi lajiren.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

26 Siduu guriga Ilaah u galay waagii wadaadkii sare ee Aabyaataar, oo uu u cunay kibistii tusniinta oo aan xalaal uu ahayn dad kale wadaaddada maahee, oo uu siiyey kuwii la jirayna.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 2:26

Volg ons:

Advertensies


Advertensies