Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 2:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Kadib Ciise wuxuu tagay warta Galili agteeda. Waxaa isaga u yimaaday dad badan oo wuxuuna bilaabay inuu iyaga wax baro.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Haddana wuu u baxay badda xeebteeda, oo dadkii oo dhan baa u yimid, wuuna wax baray.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

13 Hadana waẖu ukae̱y bada barbar kedha, makhlugha oḋan asagey uimaden, wu barey.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

13 Haddana wuu u baxay badda xeebteeda, oo dadkii oo dhan baa u yimid, wuuna wax baray.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 2:13

Volg ons:

Advertensies


Advertensies