Markos 16:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Goortii ey xabaashii dhagaxa laga sameeyay galeen ayey arkeen nin dhar cad qaba oo fadhiya dhinaca midigta ah. Dumarkii aad ayey iskugu naxeen. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH5 Goortay xabaashii galeen waxay arkeen nin dhallinyar oo midigta fadhiya oo khamiis cad gashan, markaasay aad u nexeen. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)5 Ayakana kolkey galen ghaburta, waẖay arken nin ḋalin yar ofaḋiyey barbarki midigta, oguntana mara a̱d, way neẖen. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah5 Goortay xabaashii galeen waxay arkeen nin dhallinyar oo midigta fadhiya oo khamiis cad gashan, markaasay aad u nexeen. Sien die hoofstuk |