Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 16:20 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Xertiisana wey tageen oo waxey ka wacdiyeen meel walba, Illaaheyna wuu ka dhex shaqeeyay oo mucjisooyinkii ey sameeyeenna waxey cadeeyeen in fariintey wadaan ey run tahay.]

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 14 Iyaguna way baxeen oo meel kasta oo ay tageen dadkii bay wacdiyeen, Rabbiguna waa la shaqaynayay iyaga, isagoo hadalka ku xaqiijinaya calaamooyinkii la socday. Aamiin.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

20 Ilowse ayaka way baẖen oykuwa̱diyen mel walba, Rabina wa lakalmeyey, oskuadkeyey hadalki insharaha lajiren. Amin.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

20 Iyaguna way baxeen oo meel kasta oo ay tageen dadkii bay wacdiyeen, Rabbiguna waa la shaqaynayay iyaga, isagoo hadalka ku xaqiijinaya calaamooyinkii la socday. Aamiin.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 16:20

Volg ons:

Advertensies


Advertensies