Markos 16:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Markii uu Sayid Ciise iyaga la hadlay kadib ayaa kor samada loogu qaaday wuxuuna fariistay gacanta midig ee Illaahey. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH19 Haddaba Rabbi Ciise goortuu la hadlay dabadeed ayaa samada loo qaaday, wuxuuna fadhiistay Ilaah midigtiisa. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Sa Siydi gortu lahadley ayaka, kor ba loghadey tan iyo i̱rka, osfaḋiya midigti Ilahey. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah19 Haddaba Rabbi Ciise goortuu la hadlay dabadeed ayaa samada loo qaaday, wuxuuna fadhiistay Ilaah midigtiisa. Sien die hoofstuk |