Markos 16:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Calaamadahaan waxey la jiri doonaan kuwa rumeysan. Magaceyga ayey ku bixin doonaan ruuxyada wasakhda leh, afaf cusubna wey ku hadli doonaan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH17 Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa rumaysta. Magacayga ayay jinniyo ku saari doonaan, afaf cuscusubna ayay ku hadli doonaan, Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)17 Kuwi aminana waẖa raa̱yan inshara han: Waẖay kubiẖinayan maga e̱yga jiniyada, waẖay kuhadlayan a̱raba u̱suban, Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah17 Calaamooyinkanna ayaa la socon doona kuwa rumaysta. Magacayga ayay jinniyo ku saari doonaan, afaf cuscusubna ayay ku hadli doonaan, Sien die hoofstuk |