Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 16:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Kadib Ciise wuxuu u muuqday kow iyo tobankii xertiisa ahaa iyagoo cunteynaya. Wuuna canaantay waayo wey madax adkaadeen oo wey aamini waayeen kuwii isaga arkay kadib markii uu sarakacay u sheegeen inuu nool yahay.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Dabadeed wuxuu u muuqday koob-iyo-tobankii goortay cunto u fadhiyeen. Wuuna u canaantay rumaysaddarradooda iyo qalbi engegnaantooda, waayo, ma ayna rumaysan kuwii isaga arkay goortuu sara kacay dabadeed.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

14 Kaba̱di waẖu usobaẖey kow iyo tobanki, kolkey ufaḋiyen hunguriga, waẖu a̱nantey ayaka iman laan todha iyo ghalbi adkan todha, sababti maayan aminin kuwi arken, kolku sonoladey.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

14 Dabadeed wuxuu u muuqday koob-iyo-tobankii goortay cunto u fadhiyeen. Wuuna u canaantay rumaysaddarradooda iyo qalbi engegnaantooda, waayo, ma ayna rumaysan kuwii isaga arkay goortuu sara kacay dabadeed.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 16:14

Volg ons:

Advertensies


Advertensies