Markos 15:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Waqtigaas waxaa jiray nin la yiraahdo Baraabbas oo maxbuus ahaa laguna soo dacweeyay inuu dil geystay waqtigii rabshada. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasaa waxaa jiray nin Baraabbas la odhan jiray oo ahaa mid lala xidhay kuwii kula kacay oo wax dilay markii fidmaddu dhacday. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)7 Waẖa jirey ninko maga i̱sa Barabba layirahdo olalaẖirey kuwi fidma lasubiyen, ofidmada ḋaẖdedhana kusubiyen dilid. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah7 Markaasaa waxaa jiray nin Baraabbas la odhan jiray oo ahaa mid lala xidhay kuwii kula kacay oo wax dilay markii fidmaddu dhacday. Sien die hoofstuk |