Markos 15:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Waxey Ciise keeneen meel la yiraahdo Golgota (taas oo macnaheedu yahay, “Meeshii lafta madaxa”). Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH22 Oo waxay u soo wadeen meel Golgota la odhan jiray, taasoo micneheedu yahay meeshii dhakada. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)22 Waẖay uwaden mel loguyero Golgotha, ma̱na hedha, meshi madaẖa. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah22 Oo waxay u soo wadeen meel Golgota la odhan jiray, taasoo micneheedu yahay meeshii dhakada. Sien die hoofstuk |