Markos 15:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Bilaatosna wuu ogaa in sababta ey gudoomiyayaasha wadaaddada Ciise isaga ugu keeneen iney tahay maseyr dartiis. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH10 Waayo, wuxuu ogaa wadaaddadii sare inay hinaaso ugu soo dhiibeen. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)10 Sababti wu gartey wadadahi waweyna iney usobiẖiyen ẖasidnima. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah10 Waayo, wuxuu ogaa wadaaddadii sare inay hinaaso ugu soo dhiibeen. Sien die hoofstuk |