Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 15:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

1 Gudoomiyayaashii wadaaddada, odayaashii, macalimiintii sharciga Muuse iyo kuwii shirka ku jiray oo dhan ayaa go’aan gaareen aroortii. Markaas ayey Ciise xireen oo kaxeeyeen waxeyna u dhiibeen Bilaatos.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

1 Aroortii kolkiiba wadaaddadii sare waxay la wada hadleen waayeelladii iyo culimadii iyo shirkii oo dhan. Ciisena way xidheen oo kaxeeyeen oo waxay u dhiibeen Bilaatos.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

1 Marko kolku waga beryey wadadahi waweyna iyo dugheyda iyo kuwi fartayaghan iyo barsado ḋan, way shauren, waẖay ẖiren Yesu, way waden oyubiẖiyen Pilato.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

1 Aroortii kolkiiba wadaaddadii sare waxay la wada hadleen waayeelladii iyo culimmadii iyo shirkii oo dhan. Ciisena way xidheen oo kaxeeyeen oo waxay u dhiibeen Bilaatos.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 15:1

Volg ons:

Advertensies


Advertensies