Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 14:67 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

67 Markey aragtay Butros oo dabka isku kululeynaya ayey si fiican u fiirisay. Markaas ayey tiri, “Adiga xitaa waxaad la jirtay Ciisihii reer Naasared.”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

67 oo markay aragtay Butros oo dabka kulaalaya, ayay dayday oo tidhi, Adiguna waxaad la jirtay Ciisihii reer Naasared.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

67 waẖay aragtey Petro okulalaya dabka, way firisey, waẖay tiri: Adigana waẖad lajirtey Yesu ki Nasaret.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

67 oo markay aragtay Butros oo dabka kulaalaya, ayay dayday oo tidhi, Adiguna waxaad la jirtay Ciisihii reer Naasared.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 14:67

Volg ons:

Advertensies


Advertensies