Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 14:55 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

55 Gudoomiyayaashii wadaaddada iyo kuwii shirka ku jiray oo dhan ayaa waxey raadinayeen cadeyn ey Ciise ku dilaan. Laakiin wax cadeyn ah ma eysan helin.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

55 Wadaaddadii sare iyo shirkii oo dhan ayaa waxay dooneen markhaati Ciise ka gees ah si ay u dilaan, waase heli waayeen.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

55 Wadadahi waweyna iyo barsada oḋan waẖay donen marag Yesu korkisa, ha helane iney dilan, manaayan helin.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

55 Wadaaddadii sare iyo shirkii oo dhan ayaa waxay dooneen markhaati Ciise ka gees ah si ay u dilaan, waase heli waayeen.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 14:55

Volg ons:

Advertensies


Advertensies