Markos 14:53 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub53 Ciise waxaa loo geeyay wadaadka sare. Kadib gudoomiyayaashii wadaaddada, odayaashii, macalimiintii sharciga oo dhan ayaa isku yimaaday. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH53 Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimadii. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)53 Waẖay uwaden Yesu wadadki weyna, way usoaruren wadadahi waweyna iyo dugheyda iyo kuwi fartayaghan kuli. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah53 Ciisena waxay u geeyeen wadaadkii sare, waxaana u soo ururay wadaaddadii sare iyo waayeelladii iyo culimmadii. Sien die hoofstuk |