Markos 14:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub48 Markaas ayaa Ciise yiri, “Maxaad ula timaadeen seefo iyo ulo inaad i qabataan sidii inaan ahay tuug? Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH48 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Ma waxaad iila soo baxdeen seefo iyo ulo inaad i qabataan sidaan tuug ahay? Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)48 Yesu wa jawabey, waẖu kuyiri: Ma waẖad uimaten sidi dad usoo̱dan ghaula, waẖad soghadatan sef iyo garuma inad iwadan? Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah48 Ciise baa u jawaabay oo ku yidhi, Ma waxaad iila soo baxdeen seefo iyo ulo inaad i qabataan sidaan tuug ahay? Sien die hoofstuk |