Markos 14:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Si toos ah ayuu Yuudas u abaaray Ciise wuxuuna ku yiri, “Macalinow!” Wuuna dhunkaday. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH45 Kolkuu yimidba, kolkiiba ayuu u tegey oo ku yidhi, Macallimow, wuuna dhunkaday. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)45 Kolku garey marko wa utagey, waẖu yiri: Maa̱lin, Maa̱lin; ad bu uḋunkadey. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah45 Kolkuu yimidba, kolkiiba ayuu u tegey oo ku yidhi, Macallimow, wuuna dhunkaday. Sien die hoofstuk |