Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 14:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

41 Ciise markii saddexaad ayuu u soo laabtay xertii wuxuuna ku yiri, “Weli ma hurdo iyo nasasho ayaad ku jirtaan! Fiiriya waqtigii Wiilka Aadanaha loo gacangelin lahaa dembiilayaasha waa la gaaray.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

41 Kolkii saddexaad ayuu yimid oo ku yidhi, Hadda seexda oo nasta, waa ku filan tahay. Saacaddii waa timid. Bal eega, Wiilka Aadanaha ayaa dembilayaal loo gacangelinayaa.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

41 Waẖu imadey marki sedaẖad, waẖu kuyiri: Hurda hada onefsada. Wa deghi, saa̱di way imatey. Firiya, Wilki Aden wa lobiẖini gaa̱mahi kuwi dembi leh.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

41 Kolkii saddexaad ayuu yimid oo ku yidhi, Hadda seexda oo nasta, waa ku filan tahay. Saacaddii waa timid. Bal eega, Wiilka Aadanaha ayaa dembilayaal loo gacangelinayaa.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 14:41

Volg ons:

Advertensies


Advertensies