Markos 14:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Wuxuuna yiri, “Aabow, wax walba waad awoodaa, koobkan silaca ah iga leexi. Laakiin doonisteyda maahane doonistaada ha ahaato.” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH36 Wuxuuna yidhi, Aabbow, Aabbe, wax walbaba waad karaysaa. Koobkan iga qaad, laakiin yaanay noqon waxaan doonayo, ee waxaad doonaysid ha noqoto. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)36 Waẖu ḋehey: Abow, kuli wad karta adiga igaduw fijan kan, ilowse yeyan noghonin sidan rabo aniga, ilowse sidad rabto adiga. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah36 Wuxuuna yidhi, Aabbow, Aabbe, wax walbaba waad karaysaa. Koobkan iga qaad, laakiin yaanay noqon waxaan doonayo, ee waxaad doonaysid ha noqoto. Sien die hoofstuk |