Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 14:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

31 Laakiin Butros ayaa aad ugu adkeystay oo yiri, “Xitaa haddii ey noqoto inaan kula dhinto waan kula dhiman doonaa, laakiin kuma inkiri doono.” Xertii kalana sidaas oo kale ayey yiraahdeen.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

31 Laakiin aad buu ugu celceliyey, Haddaan leeyahay inaan kula dhinto, kolleyba ku dafiri maayo. Kulligoodba sidaas oo kale ayay yidhaahdeen.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

31 Asagana wakadarey inu kuhadlo: Hadey lasim igunoghoto inan kulaḋinto ma kuinkirayi marna. Kuli godhna waẖay kuhadlen sidas okale.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

31 Laakiin aad buu ugu celceliyey, Haddaan leeyahay inaan kula dhinto, kolleyba ku dafiri maayo. Kulligoodba sidaas oo kale ayay yidhaahdeen.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 14:31

Volg ons:

Advertensies


Advertensies