Markos 14:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Wuxuuna iyagii ku yiri, “Kani waa dhiigeyga axdiga cusub kaasoo loo daadshay dad badan.” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH24 Wuxuu ku yidhi, Kanu waa dhiiggayga axdiga cusub kan kuwo badan loo daadshay. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)24 Waẖu kuyiri: Wa kan ḋig geygi obalanka u̱suban ah oughubanaya kuwa badan dara dodha. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah24 Wuxuu ku yidhi, Kanu waa dhiiggayga axdiga cusub kan kuwo badan loo daadshay. Sien die hoofstuk |