Markos 14:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Wiilka Aadanahu waa inuu dhinto siduu qoraalku sheegayo. Waxey hoog u tahay midka Wiilka Aadanaha gacangelinaya! Ninkaas waxaa u roonaan lahayd in uusan dhalanin.” Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH21 Wiilka Aadanahu waa baxayaa siday u qoran tahay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas Wiilka Aadanaha gacangelinaya. Waxaa ninkaas u wanaagsanaan lahayd inaanu dhalan. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)21 Wilki Aden wa taga sidi luguḋigey, ilowse wa hogisa nin kas obiẖinayo Wilki Aden! Waẖa uroned inan laḋalin nin kas. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah21 Wiilka Aadanahu waa baxayaa siday u qoran tahay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas Wiilka Aadanaha gacangelinaya. Waxaa ninkaas u wanaagsanaan lahayd inaanu dhalan. Sien die hoofstuk |