Aanlyn Bybel

- Advertensies -

Markos 14:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

18 Ciise iyo xertiisa oo isla cunteynaya ayaa Ciise yiri, “Runtii waxaan idin ku leeyahay, midkiin ayaa i gacangelin doona, mid hadda ila cunteynaya.”

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

18 Oo intay fadhiisteen oo wax cunayeen, Ciise baa yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Midkiin oo wax ila cunaya ayaa i gacangelin doona.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

18 Ayakana kolkey ufaḋiyen hunguriga oyu̱nayen, Yesu waẖu yiri: Amin waẖan idinleyahay: Mid kino ya ibiẖin dona, wa kan ilau̱naya aniga.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

18 Oo intay fadhiisteen oo wax cunayeen, Ciise baa yidhi, Runtii waxaan idinku leeyahay, Midkiin oo wax ila cunaya ayaa i gacangelin doona.

Sien die hoofstuk Kopieer

Markos 14:18

Volg ons:

Advertensies

Advertensies