Aanlyn Bybel

- Advertensies -

Markos 14:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Aad ayey arintan ugu farxeen, waxeyna isaga ka ballanqaadeen iney lacag siiyaan. Sidaa darteed wuxuu raadiyay fursad uu Ciise kusoo gacangeliyo.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Iyagu markay maqleen ayay farxeen oo waxay ka ballanqaadeen inay lacag siiyaan. Markaasuu doonayay goor wanaagsan oo uu u soo gacangeliyo.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

11 Ayakana kolkey maghlen, way farẖen, waẖay kubalamen iney siyan laa̱g. Waẖu doney si as kuhelo nafas ukubiẖiyo.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

11 Iyagu markay maqleen ayay farxeen oo waxay ka ballanqaadeen inay lacag siiyaan. Markaasuu doonayay goor wanaagsan oo uu u soo gacangeliyo.

Sien die hoofstuk Kopieer

Markos 14:11

Volg ons:

Advertensies

Advertensies