Aanlyn Bybel

- Advertensies -

Markos 13:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 “Sidaa darteed soo jeeda waayo ma garaneysaan kan guriga leh goortuu soo laaban doono. Waxey noqon kartaa fiidkii ama habeen barkii, markii uu diiqu ciyo ama aroortii.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Soo jeeda haddaba, waayo, idinku ma ogidin sayidkii guriga lahaa goortuu imanayo, inay tahay makhrib, ama habeenbadhkii, ama goortii diiqu ciyo, ama aroortiiba,

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

35 Sojeda, sababti ma taghanin gortu imanayo ninki guriga laha, makhrib ama haben barki ama gortu yerayo digha ama subaẖdi,

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

35 Soo jeeda haddaba, waayo, idinku ma ogidin sayidkii guriga lahaa goortuu imanayo, inay tahay makhrib, ama habeenbadhkii, ama goortii diiqu ciyo, ama aroortiiba,

Sien die hoofstuk Kopieer

Markos 13:35

Volg ons:

Advertensies

Advertensies