Markos 13:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 waayo waqtigaas wuxuu noqon doonaa waqtigii ugu dhibaatada badnaa illaa markii uu Illaahey aduunka abuuray, wax sidan oo kale u xunna mar dambe ma dhici doonaan. Sien die hoofstukKITAABKA QUDUUSKA AH19 Waayo, maalmahaas waxay ahaan doonaan dhib sida mid aan jirin tan iyo bilowgii abuurniinta oo Ilaah abuuray, mana jiri doonto weligeed. Sien die hoofstukMarko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)19 Sababti berya has waẖay noghoneysa ḋib, siayan noghonin tan iyo bilowgi unka uumey Ilahey tan iyo hada, mana noghoneyso marna. Sien die hoofstukKitaabka Quduuska Ah19 Waayo, maalmahaas waxay ahaan doonaan dhib sida mid aan jirin tan iyo bilowgii abuurniinta oo Ilaah abuuray, mana jiri doonto weligeed. Sien die hoofstuk |