Aanlyn Bybel

- Advertensies -




Markos 13:12 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

12 “Walaal ayaa walaalka kale in la dilo u gacangelin doona, waalid ayaa caruurtooda gacangelin doona, caruurna waxey kasoo horjeesan doonaan waalidkood oo wey dili doonaan.

Sien die hoofstuk Kopieer

KITAABKA QUDUUSKA AH

12 Walaalba walaalkiis wuxuu u dhiibi doonaa in la dilo, aabbena wiilkiis, carruurna waalidkood ayay ku kici doonaan, oo dhimasho ay gaadhsiin doonaan.

Sien die hoofstuk Kopieer

Marko 1915 Yohana 1929 (Ogaden-Harti Somali)

12 Walalna waẖu biẖin walal kis ha ladile, abana a̱nug gisa, ilmahana waẖay kukaa̱yin walid kodha, waẖay ukenayin ajal.

Sien die hoofstuk Kopieer

Kitaabka Quduuska Ah

12 Walaalba walaalkiis wuxuu u dhiibi doonaa in la dilo, aabbena wiilkiis, carruurna waalidkood ayay ku kici doonaan, oo dhimasho ay gaadhsiin doonaan.

Sien die hoofstuk Kopieer




Markos 13:12

Volg ons:

Advertensies


Advertensies